banner
previous arrow
next arrow

Tag: Somalian language

Tag: Somalian language

Moman’s Case Study: “DOORASHADA SOOMALIYA” – “Somalian Election” in Somali language

Sanadkaan Soomaaliya waxaa ka dhacaysa doorasho, dadkaas Soomaaliyeed ee aan xasuusan karin waxa ay tahay doorasho, waa sheygan ay dadku ugu codeeyaan cidda ay rabaan inay xilka qabtaan. Waa inaan sharraxaadas ka bixiyaa maxaa yeelay markii ugu dambeysay ee Soomaaliya ay doorasho toos ah kadhacdo kooxda muusikada ee ladhihi jiray [Beatles] wali wey wada jireen.